Duration 8:36

AF MAAY Dersiga 8aad - Mak Maak i Maghy

119 watched
0
5
Published 20 Mar 2021

Dersigeena 8aad ee Si Sahlan u baro AF MAAY wuxuu ka koobanyahay qayb Maah maahyo ah iyo qaybta aan ku baraneyno ereyo kooba. Ka faa’ideysi wacan. Fadlan gaarsii dadka kale ee u baahan in ay dhaqankooda Soomaaliga qayb ka mid ah bartaan. Waxaan halkaan uga mahad celinayaa kutaapty Afky aayow. Mahadsanidiin, Abdisamamad Sh.Abukar Madaxa Taha Inspires

Category

Show more

Comments - 0