Duration 3:17

Xaliimo Qarad oo ka hadashe baarista dilka Sh Cali Dheere

237 watched
0
4
Published 22 Jun 2021

Gudomiyaha Haweenka Galmudug Xaliima Jamac (Qarad) oo maanta warbahinta kula hadashey magaalada Gaalkacyo ayaa sheegey in dad shaqsiyaad ah ay afduubeen baarista kiiska Sheikh Cali Dheere. Ayadoona Xusey in dadka kiiska barayaa qaarkood ay yihiin kuwii ka dambeeyey Sheekha. Sidoo kale, Xaliima Qarad ayaa sheegtay in haddii uu Sheikh Cali cadaalad heli-waayo ay ehelediisa gacankooda cadaalada ku keensan doonaan.

Category

Show more

Comments - 1