Duration 7:19

Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Waxyaabo Layaab Ah Kala Kulmay Hantidhawrka Guud Iyo Hay’addo Kale

37 watched
0
1
Published 16 Oct 2021

Gollaha Guurtida Somaliland, waxay si weyn u dhaliileen masuulka ugu sareeya Hay’adda Hantidhawrka guud ee Qaranka, kaasoo ay sheegeen in aannu ula dhaqmin qaab masuuliyid ku jirto. Sidoo kale, waxay sheegeen in Maareeyaha Hay’adda Duulista Lacag ay weydiiyeen si khadlan uga jawaabay, kaddib markii uu ka been sheegay.

Category

Show more

Comments - 0